Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa galabta dalka dib ugu soo noqday,

Read Time:14 Second
๐ ๐๐พ๐ฎ๐ฎ๐น – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa galabta dalka dib ugu soo noqday, ka dib safar-shaqo oo qaatay saddex maalmood oo ay ku joogeen caasimadda Wadanka Ethiopia ee Addiss Ababa.