Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

October 5, 2025

Basaska Dhaadheer ee Itoobiya Oo Bilaabaya Safaro Isku xidhaya Hargeysa, Djabouti iyo Addis Ababa

0 0
Read Time:16 Second

Basaska Dhaadheer ee Itoobiya Oo Bilaabaya Safaro Isku xidhaya Hargeysa, Djabouti iyo Addis Ababa

Basaska dhaadheer ee u Kala baxa Gudaha Dalka Itoobiya ayaa bilaabaya safaro ay ugu baxayaan Somaliland iyo Djabouti.

Basaskan oo la yidhaahdo Basaska Raaxada ee Abaysiiniya (Abyssinia Luxury Coache) Waxa ay todobaadkii hore bilaabeen safaro isku xidhaya Kenya iyo Itoobiya.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %