Suuqa Bacaad: Sawiradii ugu dambeeyay oo murugo leh

Read Time:19 Second
📍Suuqa Bacaad: Sawiradii ugu dambeeyay oo murugo leh
Sawirradii ugu dambeeyay ee laga qaaday Suuqa Bacaad ayaa ah kuwo murugo gelinaya qof kasta oo arka. Indhahaba uma roona, waxaana muuqata baaxadda khasaaraha iyo dhibta ka dhacday halkaasi.
Ilaahay sabir iyo iimaan haka siiyo dadkii ku hantibeeley masiibadan!
Waxaa rajeyneynaa in beddel kheyr qaba uu Eebbe u sahlo dhammaan dadkii wax ku waayey. 🤲🏾





