48 Saacadood ugu danbeeyey warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Kuwa dalalka Khaliijka Waxay Saldhiga Wararkoodu noqday Somaliland,

48 Saacadood ugu danbeeyey warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Kuwa dalalka Khaliijka Waxay Saldhiga Wararkoodu noqday Somaliland,
0 0
Read Time:24 Second

โ€œ48 Saacadood ugu danbeeyey warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Kuwa dalalka Khaliijka Waxay Saldhiga Wararkoodu noqday Somaliland,

Waraysi Kala duwan ayey Magaalada Dubai kaga qaadayaaan Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro lo Todabaadkan gudihiisa Shir baaxad culus oo Dawlnimada iyo Jiritaanka Somaliland Kor u qaaday Kaga qayb galay Magaaladaasi

Shirkan oo Madaxweynaha Qaranku dunida u sheegay in Somaliland tahay Dawlad Madaxbanaan oo ku taala goob muhiim ah Aduunyaduna u soo bandhigaysa khayradkeedaโ€

La-taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Warbaahinta Mudane Xamse Cali Bulbul

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles

Average Rating

5 Star
0%
4 Star
0%
3 Star
0%
2 Star
0%
1 Star
0%

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *