Dalalka Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxeexday heshiis lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta Nuclear ee dalka Itoobiya

Dalalka Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxeexday heshiis lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta Nuclear ee dalka Itoobiya
0 0
Read Time:26 Second

Dalalka Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxeexday heshiis lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta Nuclear ee dalka Itoobiya iyo weliba sidii Addis ababa loogu dhisi lahaa Wershadaha tamarta Nuclear-ka oo aad u horumarsan.

Qodobada heshiiskan waxa ku jira in Itoobiya loo tababaro Saynisyahanno dhinaca Nuclear ka ah iyo weliba in laga taageero Technology hawshan lagu taaba gelin lahaa, taas oo Itoobiya u suuragelin doonta in ay si dhammaystiran u yeelato Wershadda Tamarta Nuclear oo si casriya loo dhisay mustqabalkan la gaadhsiin karo heer aad u sarreeya.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles