Dawladda Burkina Faso ayaa soo rogtay sharci cusub oo is beddel ku samaynaya dadkii lagu xidhi jirey xabsiyada dalkaas.

Dawladda Burkina Faso ayaa soo rogtay sharci cusub oo is beddel ku samaynaya dadkii lagu xidhi jirey xabsiyada dalkaas.
0 0
Read Time:33 Second

Dawladda Burkina Faso ayaa soo rogtay sharci cusub oo is beddel ku samaynaya dadkii lagu xidhi jirey xabsiyada dalkaas.

Sharcigan ayaa dhigay in dhammaanba Maxaabista xukuman laga dhigi doono shaqaale ka hawl gala mashaaricda Beeraha taas oo Maxbuuska lagaga khafiifin doono muddada uu ku xukuman yahay.

Qofka maxbuuska ah ee muddo hal bil ah ka shaqeeya mashaaricda Beeraha waxa ka go’i doona saddex bilood oo ka mida muddadii lagu xukumay.

Mar kasta oo muddada uu shaqaynayaa ay sii badato waxa sii yaranaya wakhtigii uu xukunkiisi qaadan lahaa.

Burkina Faso ayaa tan uga dan leh in lagu yareeyo heerka fakhriga ee dalkaas iyo weliba in kor loogu qaado wax soo saarka beeraha.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles