DOORASHOOYINKA DALKA JERMALKA

DOORASHOOYINKA DALKA JERMALKA
0 0
Read Time:36 Second

Doorashada federaalka Jarmalka ayaa muujisay in xisbiga Conservative ee CDU uu ku hoggaaminayo 29%, halka xisbiga midig-fog ee AfD uu helay 19.5%, sida ay saadaasha hordhaca ahi tilmaamayso (exit poll).

Friedrich Merz ayaa u muuqda inuu noqon doono Raysal Wasaaraha xiga ee Jarmalka, balse waxay u badan tahay in uu soo dhisi doono xukumad isbahaysi ah maadaama hal xisbi aanu helin aqlabiyad buuxda.

Inkasta oo xisbiga AfD uu gaadhayy guul taariikhi ah haddana waxaa la filayaa in la goโ€™doomiyo maadaama xisbiyada kale aysan soonayn in ay la shaqeeyaan.

Doorashadan waxay kusoo beegantay xilli isbedello waaweyn ay ka socdaan Yurub iyo xidhiidhka Mareykanka iyo Yuruboo madmadoe badan ku jiro, taasoo ka dhigaysa natiijadeeda mid saameyn leh.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles