Dowladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay gacanta ku dhigtay saddex markab oo hub u siday Ethiopia gaar ahaan rasaasta iyo gangaallada Drones-ka, aan oggolaansho haysan kuwaas oo ku sugnaa biyaha ay xukunto. Hubkaan oo ka yimi Azerbaijan.
Dowladda Azerbaijan ayaa sheegtay in maraakiibtaasi ay ku socdeen Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) iyagoo maraya Kanaalka Suez. Waxay ku andacoodeen in maraakiibtaasi ay galeen biyaha Eritrea sababo la xiriira cimilada oo xumaatay.
Geesta kala Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugun Azerbaijan ayaa aad ugu shaqaynaya sidii hawlahaan lagu xalinlahaa maadama labada dalba uu xirir wanaagsan kala dhexeeyo Azerbaijan ayaana cusuumaadda xasan shiikh fidisay si uu ugu shaqeeyo arataan Eritrea iyo Ethiopia
Sidee u aragtaaโฆ?