Read Time:30 Second
Ethiopia ayaa loo doortay inay xubin ka noqoto Hogaaminta Golaha Amniga iyo Nabadgalyada ee Midawga Afrika.
Kulanka 46 aad ee Golaha Fulinta Midawga Afrika ee Maanta kaqabsoomay Addis Ababa ayaa Ethiopia loogu doortay in ay ka mid noqoto hogaaminta Golaha Amniga iyo Nabadgalyada Midowga Afrika Saddexda sano ee socda (2025 to 2028)
Ethiopia waxa loogu Doortay Xubinnimada Golaha Amniga & Nabadgalyada Midowga Afrika doorka laxaadka leh ee ay Ethiopia kaqaadanayso Arimaha Nabada iyo Horumarka Qaarada Afrika.
Warkii oo kooban
Soomaaliya ayaa ku guul dareeysatay inay kursi ka hesho golaha amniga ee Afrika 10 cod ayeey heshay, Itoobiya ayaa 38 cid heshay

