ETHOIA Oo Somalia uqabatay 3 Cisho in Ay kagabaxdo doo

Ciidanka Itoobiya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa amar ku bixiyey in gebi ahaanba ay magaalada Beled-xaawo ka baxaan ciidankii ay dawladda Soomaaliya dhowaan u dirtay magaalada Beled-xaawo kuwaas oo halkaas kula dagaallamay ciiddamada Jubbaland.
Ciidanka Soomaaliya ayaaa loo qabtay in ay muddo saddex maalmood gudohood ah halkaas kaga baxaan.
Dhinaca kale madaxweyne ku xigeenka maamuulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in gobolka Gedo laga wado siyaasad ay dabada ka riixayaan dawladdaha Masar iyo Eritrea taas oo keentay in ay Itoobiya joojiso dhaqdhaaqa ciidan ee Dawladda Soomaaliya ka fulinayso gudaha gobolka Gedo.

Gallaydh TV