Fadeexad:Wasiir iyo Agaasimihiisi oo isku haysta magacabista masuuliyiinta.

Fadeexad:Wasiir iyo Agaasimihiisi oo isku haysta magacabista masuuliyiinta.
0 0
Read Time:39 Second

Fadeexad:Wasiir iyo Agaasimihiisi oo isku haysta magacabista masuuliyiinta.

Wasiirka Madaxtooyada Soomaliland Khadar Xuseen Cabdi iyo Agaasimihiisa Muniir Axmed Cigaal ayaa isku haysta magacabista xilalka Masuuliyiinta xilalka ka hooseya.

Tani waa Fadeexad iyo maamul xumo dul hoganaysa madaxtooyadii looga talinayay qaranka, waxay bixinaysa sawir fool xun oo dhanka maamulka ah.

Wasiirka Madaxtooyada Khadar Xuseen Cabdi ayaa shalay magacabay agaasimeyaasha madaxtooyada qaar ka mida goboladda, sidoo kale Agaasimaha madaxtooyada Muniir Axmed Cigaal, oo isaguna la ficiltamaya ayaa magacabay agasimeyaal iyo ku xigeeno.

Ficiltanka labadan Masuul ayaa ka soo bilaamay, ka dib markii wasiir Khadar awood ku joojiyay masuul uu magacaabay Agaasime Muniir. Ilo xogogaal ah oo ka agdhaw xafiisyada labadan masuul ayaana noo sheegay inanay isku calool fiyoobayn oo ay ku ficiltamayaan shaqada dhexdeeda. Mana jirto kala xadayn u dhanka awooda ah.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles