Read Time:27 Second
Ilo wareedyo ayaa Aljazeera u sheegay in iska hor imaadyo ba’an ay ka dhaceen waaberigii Khamiistan maanta Xerooyinka Janiin iyo Nuur Shamso ee waqooyiga Bari ee daanta galbeed kuwaas udhexeeya kooxaha wax iska caabinta ee Falastiiniyiinta iyo Ciidamda gumaysiga Israel,
dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa cambaareeyay tallaabada ay ciidamada Yuhuuddu kuxidheen 3 maxaabiis oo falastiiniyiin ah oo hore loogasoo daayay xabsiyada Israa’il.
Warbaahinta Falastiin ayaa xaqiijisay in diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay ay bambaanooyin qarxa ku dhufatay guryaha ay deggan yihiin dadka ee Janiin iyo Nuur shamsi.