Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo la hadlaayey arday dhigta Kuulliyadda siyaadda ciidamada ee dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay i

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo la hadlaayey arday dhigta Kuulliyadda siyaadda ciidamada ee dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay i
0 0
Read Time:32 Second

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo la hadlaayey arday dhigta Kuulliyadda siyaadda ciidamada ee dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in hubku u baahan yahay siyaasad iyo aragti lagu hago aanu noqon wax meel iska yaalla.

Hoggaamiyahan oo muuqday in uu ciidanka ku guubaabinayo in Kuuriyada Waqooyi saamayn u samayso hubka tiro beelka ah ee ay haysto ayaa madaxda ciiddamada ku booriyey in ay keenaan aragtiyihii lagu hagi lahaa hubka casriga ah ee dalkaasi soo saaray muddooyinkii ugu dambeeyey.

Kuuriyada Waqooyi oo hadda la saaxiib ah waddanka Ruushka ayaa dhowaan ciiddamado u dirtay dalka Ukraine iyaga oo garab siinaya kuwa Ruushka ee halkaas ka dagaallamaya.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles