Maraykanka ayaa $65.7 Milyan ku bixiyay qaliin ragga lagaga joojinayo awoodda dhalmada (Vasectomy) si abadiyan oo laga fuliyay gudaha dalka Congo.

Maraykanka ayaa $65.7 Milyan ku bixiyay qaliin ragga lagaga joojinayo awoodda dhalmada (Vasectomy) si abadiyan oo laga fuliyay gudaha dalka Congo.
0 0
Read Time:33 Second

Xog ururin laga helay guddida arrimaha dibadda ee golaha wakiillada Maraykanka ayaa muujisay in dowladda Maraykanku ay sannad kasta malaayiin doolar ku bixiyaa caawimooyin kala duwan oo uu u fidiyo dalalka caalamka.

Qayb ka mid ah lacagahaas waxa lagu maalgelinayaa barnaamijyo dhiirrigeliya dhaqammo ka hor imanaya diinta iyo caadooyinka dadka dalalkaas.

Maraykanka ayaa $65.7 milyan ku bixiyay qaliin ragga lagaga joojinayo awoodda dhalmada (Vasectomy) si abadiyan oo laga fuliyay gudaha dalka Congo.

Waxaa sidoo kale malaayiin doolar lagu qarash gareeyey si dhaqanka suuban ee aadamaha loo beddelo, wadamada Bangladesh, Guatemala, Woqooyiga Macedonia, Honduras, Uganda, Congo, Koonfur Afrika, Afqaanistaan, Nepal, Galbeedka iyo Badhtamaha Afrika, Colombia, Peru, iyo Argentina.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles