MSG Group of Companies oo ku wareejisay Guddiga Heer Qaran ee Wax ka qabashada masiibada Dabkii baabiiyay suuqa Ideecada aya Qaadhaankii ay ugu yabooheen dadka hantidoodii ku waayay dabka

MSG Group of Companies oo ku wareejisay Guddiga Heer Qaran ee Wax ka qabashada masiibada Dabkii baabiiyay suuqa Ideecada aya Qaadhaankii ay ugu yabooheen dadka hantidoodii ku waayay dabka
0 0
Read Time:42 Second

MSG Group of Companies oo ku wareejisay Guddiga Heer Qaran ee Wax ka qabashada masiibada Dabkii baabiiyay suuqa Ideecada aya Qaadhaankii ay ugu yabooheen dadka hantidoodii ku waayay dabka.

Madaxa MSG Group of Companies ee Somaliland iyo Wadamada Bariga Afrika Mudane Xamdi Ibraahim Axmed ayaa maanta (13/02/2025) ku wareejiyay Guddiga Heer Qaran ee Wax ka qabashada masiibada Dabkii baabiiyay suuqa Ideecada.

Kulan lagu qabtay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo ah Gudoomiyaha Guddiga goobjoogna ay ka ahaayeen xubnaha guddiga ayaa lagu wareejiyay xadiga lacagta ee Ganacsade Maxamed Aw Siciid Geedi ugu deeqay, dadka waxyeeladu ka soo gaadhay dabka suuqa baabiiyay oo dhammayd Rubuc Milyan Doolar ($250,000).

Guddoomiyaha iyo xubnaha kale ee Guddiga ayaa ka mahadceliyay taakulada iyo garab istaaga shirkadaha MSG Group u muujiyeen dadkaasi hantidoodii ku waayay dabka.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles

Average Rating

5 Star
0%
4 Star
0%
3 Star
0%
2 Star
0%
1 Star
0%

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *