Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

December 13, 2025

Raysal wasaaraha UK, Keir Starmer ayaa ku dhawaaqay in uu joojin doono miisaaniyada gargaarka caalamiga ah

0 0
Read Time:17 Second

Raysal wasaaraha UK, Keir Starmer ayaa ku dhawaaqay in uu joojin doono miisaaniyada gargaarka caalamiga ah ee ay ku taageeraan ee hey’adaha gargaarka ee badi ka howl-gala dalalka Afrika.

Qorshahaan waxaa lagu dhawaaqay kahor kulan la filayo inuu Sir Keir la yeesho Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo isagu hore u dhimey caawimaadda caalamiga ah.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %