Sawiro: 708 Askari oo toba bar Loogu soo. Idhdhay maanta

Sawiro: 708 Askari oo toba bar Loogu soo. Idhdhay maanta
0 0
Read Time:21 Second

Sawirro:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasiirka Madaxtooyada, Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, iyo Taliyaha Ciidanka Badda ayaa si wadajir ah ugu soo xidhay tababar dufcadii labaad oo layli sarkaal ah kana kooban 708 xubnood oo ka kala tirsan Ciidamada Booliska iyo Badda.

Tababarkan, oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday Kulliyada Saraakiisha ee Lixle Mandheera, ayaa ah mid lagu horumarinayo xirfadaha iyo aqoonta ciidamada, iyadoo diiradda la saaray kor u qaadista hogaaminta Saraakiisha .

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles