Read Time:23 Second
Sawirro: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Muddane Cali jaamac Faarax [Buureed] Oo U Weheliyo Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Aqoon Yahan Sharmaake Cabdi Muuse Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Ayaa Maanta Kullan Balaadhan La Yeeshay Haayada Cuntadda Aduunka Ee Word Food Programm [WFP].
Ujeedada Kullankan Oo ahayd Sidii Loo Horumarinlahaa Kalluumaystada Iyo Dadka Ku Nool Xeebaha JSL.
Ugu Dambayn Waxa La isla Qaatay in La Mideeyo Siyaasadda Wasaaradda Iyo Haayadda.








