Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

November 17, 2025

Shirkadda Apple ayaa daah furtay nooc cusub oo ka mida Telefoonnadeeda Iphone kaas oo ah IPhone 16e. Telefoonkan oo noqonaya kii ugu qiimaha jabnaa

0 0
Read Time:36 Second

Shirkadda Apple ayaa daah furtay nooc cusub oo ka mida Telefoonnadeeda Iphone kaas oo ah IPhone 16e. Telefoonkan oo noqonaya kii ugu qiimaha jabnaa ee shirkaddu soo saarto waayahan ayaa ah mid leh hal Camera iyo in wejiga qofka fure looga dhigay ( Face ID)

Sidoo kale Telefoonkan ayaa lagu dabayn kara xadhkaha loo adeegsado dhiggiisa Samsung ee USB Type-C. Waxa intaa u sii raacda in uu lee yahay garaadka macmalka ah ee shirkadda Apple.

Telefoonka cusub ee Iphone 16e oo suuqyada laga helo doono 28 ka bishan, waxa ay midabkiisu noqon doonaan caddaan iyo madow, halka qiimihiisu uu yahay 599 Dollar oo keliya. Isaga oo si weyn uga naasilan Telefoonnadii ay Apple suuqa ku dayn jirtay bisha September.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %