Shirkadda Diyaaradaha ee Delta Airlines ayaa 30, kun oo Dollar u soo bandhigtay qof kasta oo saarnaa diyaaradda ay leedahay oo dhowaan ku bur burtay garoonka magaalada Toronto ee dalka Canada

Shirkadda Diyaaradaha ee Delta Airlines ayaa 30, kun oo Dollar u soo bandhigtay qof kasta oo saarnaa diyaaradda ay leedahay oo dhowaan ku bur burtay garoonka magaalada Toronto ee dalka Canada
0 0
Read Time:27 Second

Shirkadda Diyaaradaha ee Delta Airlines ayaa 30, kun oo Dollar u soo bandhigtay qof kasta oo saarnaa diyaaradda ay leedahay oo dhowaan ku bur burtay garoonka magaalada Toronto ee dalka Canada taas oo ay saarnaayeen 80 qof oo rakaab oo dhammaantood shilkaas ka badbaaday.

Shirkaddan oo laga lee yahay dalka Maraykanka ayaa 30 kun siinaysa dadkii saarnaa diyaaradda shilka gashay ee ka badbaaday iyada oo lacagta loogu tala galay in lagu illowsiiyo naxdintii ay shilka ka qaadeen iyo weliba in ay ku galaan arrimo caafimaad haddii ay u baahdaan.

Gallaydh Media

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
administrator

Related Articles