Read Time:18 Second
HESHIIS CUSUB
Dalalka Soomaaliya iyo Asarbayjaan, ayaa Magaaladda Caasimadda ah ee Baku ku kala saxiixday heshiisyo istiraatijiyadeed oo ka kooban qaybaha muhiimka ah sida Arrimaha Diplomaasiyadda, adeegyadda bulshadda, tamarta la cusboonaysiin karo, waxbarashadda, iyo Arrimaha difaaca.
Xafladda saxiixa heshiiska Istiraatiijiyadeed, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa kana soo qeyb galay labada Madaxweyne ee Asarbayjaan Ilham Aliyev iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.