Read Time:28 Second
Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug oo ku sugan waddanka Imaaraadka Carabta ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka Mileteriga ee UAE Jeneraaal Sa’if Maxamed Al Mansuuri, iyaga oo ka wada hadlay sidii uu Imaaraadku Somaliland uga gacan siin lahaa tayaynta iyo casriyaynta ciidanka qalabka sida ee Somaliland.
Sidoo kale Taliye Nimcaan Gaaxnuug waxa uu magaalada Abu Dubai kaga qayb galaya masrax Caalamiya oo lagu soo bandhigay Tiknoolajiyadda dhinaca difaaca iyo iskaashiga amniga kaas oo socon doona ilaa maalinka Axadda ee toddobaadka dambe.
taliyaha ayaa uga mahadcdliyay sida Ay markasta ugarabtaaganyihin