Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

November 17, 2025

wasiirka wasaarada gaadiidka & horumarinta jidadka MD Cismaan afgaa

0 0
Read Time:30 Second

Wasiirka ugu shaqada badan ilaa hadda xukuumada JSL wasiirka wasaarada gaadiidka & horumarinta jidadka MD Cismaan afgaab ,waxa uu muddanyahay hambalyo iyo bogaadin .

Illaa intii xilka loo dhiibay ,tallaabo kasta oo uu qaadaa waxay saamayn weyn ku leedahay nolosha bulshada reer Somaliland. Waana shaqada isbadalka dhabta ah ee bulshadu u baahantahay .

Wasiirka waxa ka muuqata xogogaalnimo balladhan iyo waayo aragnimo uu u leeyahay dhibaayooyinka waawayn ee bulshadu ka cabanayso ,ama khatarta ah ee bulshadu la nooshay dhinaca waddooyinka iyo gaadhiidka oo halbowleh u ah horusocodka nolosha bulshada iyo badqabkoodaba.

Wasiir hore u soco waanu bogaadinaynaa dedaalkaaga iyo shaqo wanaagaaga.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %

Average Rating

5 Star
0%
4 Star
0%
3 Star
0%
2 Star
0%
1 Star
0%

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *