Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

November 17, 2025

“Maraykan-ku damaanad qaad amni uma hayo Ukriane ee Yurub ha siiso

0 0
Read Time:30 Second

Ukraine damaanad qaad amni ¡yo ilaalin”

Donal Trump

Madaxweyne Trump ayaa shaaca ka qaaday in aanu Maraykanku ilaalin doonin dalka Ukraine damaanadana aanu haynin, balse dalalka Yurub taas looga fadhiyo. Isaga oo sheegay in ujeedadiisu tahay sidii uu heli lahaa macdaha qaaliga ah ee Ukraine leedahay kuwaas oo u qaadanayo lacagihii Ukraine uu Maraykanku siiyey intii ay dagaalka ku jirtay.

Arrinkan ayaa meesha ka saaraya hadal uu hore u jeediyey madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky kaas oo sheegay in macdanta qaaliga ah ay Maraykanka kaga beddelanayaan si loo ilaaliyo Ukraine oo wajahaysa duullaan kaga imanaya waddanka la jaarka ah ee Ruushka.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %