Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

November 17, 2025

Mareykanka ayaa ugu baaqay Shiinaha inuu si degdeg ah ula xiriirto Iiraan si looga hortago in la xiro marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Hormuz,

0 0
Read Time:31 Second

Mareykanka ayaa ugu baaqay Shiinaha inuu si degdeg ah ula xiriirto Iiraan si looga hortago in la xiro marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Hormuz, maadaama Shiinuhu si weyn ugu tiirsan yahay marinkaasi marka la eego dhoofinta shidanlka.

Saraakiisha Mareykanka waxay sheegeen in haddii Iiraan ay tallaabo noocaas ah qaaddo,
ay noqon doonto khalad weyn oo hor leh, isla markaana u dhiganta is-dil dhaqaale oo Iiraan gaaraya— Waxay sidoo kale tilmaameen in Mareykanka uu haysto fursado badan oo uu uga falceliyo haddii Iiraan ay xirto marinka Hormuz oo wax ka badan 20% shidaalka adduunka marin u ah, sida ay werisay Fox News.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %