Read Time:15 Second
Xog-hayaha arrimaha dibeda Mareykanka Marco Rubio, ayaa booqanaya dalka Israa’iil , waxaana uu la kulmayaa Ra’iisalwasaare Benjamin Netanyahu oo ay ka wada hadlayaan xaallada Bariga Dhexe, gaar ahaan wada hallada Nuclear-ka Iiraan .
Labada masuul , waxa kale oo ay wadaagi doonaan xogaha amniga gobolka oo ay ka jiraan xiisado colaadeed .