Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

October 5, 2025

Madaxweynaha dalka Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev, ayaa si cad ugu dhawaaqay maanta in Azerbaijan aysan marnaba ogolaan doonin in hawada dalkiisa laga isticmaalo

0 0
Read Time:35 Second

Madaxweynaha dalka Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev, ayaa si cad ugu dhawaaqay maanta in Azerbaijan aysan marnaba ogolaan doonin in hawada dalkiisa laga isticmaalo weerarro militari oo lagu qaado dalka Iiraan. Hadalkan ayaa yimid xilli xiisad xooggan ay ka taagan tahay gobolka, gaar ahaan kaddib markii ay soo kordheen hadallo dagaal iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya Iiraan iyo dalal kale oo gobolka ah.

Madaxweynaha Azerbaijan oo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Baku, ayaa sheegay in:

“Dalkayagu wuxuu jecel yahay nabadda iyo xasiloonida gobolka. Ma ogolaanayno in dhulkeenna ama hawadeenaba loo adeegsado weerarro ka dhan ah dalalka dariska ah, gaar ahaan dalka Iiraan oo aanu leenahay xiriir taariikhi ah iyo xuduud toos ah.”
Follow Aqoonyahan Ahmednuur Daahir

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %