Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

October 5, 2025

Agaasime-Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Mohamed Abdirahman ayaa maanta furay shirkii saddex-biloodlaha ahaa ee laga arrinsan jirey arrimaha maamulka iyo amniga badda

0 0
Read Time:31 Second

𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐨 – Agaasime-Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Mohamed Abdirahman ayaa maanta furay shirkii saddex-biloodlaha ahaa ee laga arrinsan jirey arrimaha maamulka iyo amniga badda kaas oo ay kasoo qayb-galeen daneeyeyaasha arrimaha maamulka iyo amniga badda JSL, kuwaas oo isugu jira Wasaaradaha, Hay’addaha, Ciidamadda kala duwan ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Hay’adaha aan dawliga ahayn ee dawladda kala shaqeeya arrimahaas oo ay ka mid yihiin, EUCAP, UNODC iyo IOM.

Shirka waxa soo qaban-qaabiyey Xafiiska Isku-xidhka amniga badda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL (Somaliland Maritime Security Coordination Office).

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %